DHAGEYSO: “Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa, Waxa La Yidhi Dadkaa Lagu Laayaa, Laakiin Dacaayadaas Waxa Ka Dambeeya Dadka Leh Xarumaha Caafimaad Ee Gaarka Ah” W.C.JSL

(SLT-Hargeysa) – Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa ka hadlay warar dhawaan laga baahiyey Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa, waxaanu sheegay in wararkaasi oo ahaa in Cisbitaalka dadka lagu laayo ay ka dambeeyeen dadka leh xarumaha caafimaad ee gaarka ah.

Dr. Xaglo-toosiye

Wasiirka ayaa sidaasi ka sheegay Munaasibad lagu furay xarun caafimaad oo cusub, taasi oo laga hirgeliyey Magaalada Hargeysa.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Hadalka Wasiirka Caafimaadka Somaliland

Somalilandtoday.com/Hargeysa Office

Contact@Somalilandtoday.com