Dawladda Shiinaha Oo Ku Baaqday Dagaal Adag Oo Ay La Gasho Musuq-maasuqa.

(SLT-China) – Xeer ilaaliye sare oo Shiinaha ayaa ku dhawaaqay dadka soo bandhiga musuqmaasuq rasmi ah ay heli doonaan sharci ka ilaaliya in laga aarguto.
Sanadkii hore kuwa la dagaalama musuqa ee xisbiga shuuciyadda, waxa ay u sameeyeen bog internetka ah kuwa ka shifa, kaas oo loogu talogalay in dadka ay ku luglahaadaan si wax looga qabto arrintan, balse wariyayaasha ayaa sheegaya dadka sheega qaladka madaxda in mararka qaar ay wajahaan wajigabax ama la waxyeeleeyo.

sh
Hogaamiyaha Shiinaha Xi Jinping — ayaa ka digay in dhibaatada wax isdabamareynta ay aad u daran tahay taas oo qatar ku ah jiritaanka xisbiga shuuciyada ee talada haya.

Somalilandtoday Hargeysa Office

Contact@somalilandtoday.com