Dagaal U Dhaxeeya Faadumo Iyo Fyasal Mukhtar Cilmi

Waxa soo baxay oo baryo dhan la qarinayay khilaaf weyn ka dhex ololsan xisbiga Ucid gudahiisa , khilaafkaa oo u dhaxayo Gud. Faysal Cali Waraabe iyo Xoghaye Maaliyadda ee Xisbiga Marwo Faadumo Siciid sababtuna ay tahay musharax Jamaal Cali Xuseen, khilaafkaas oo ah inuu musharax jamaal wax lacag ah oo kambayn ku gali karo ma hayo isagoo taagan zero ayuu ka qaata misaaniyadda xisbiga kaga timaada bil walba xukuumadda !!taas u faysalna wax ka siiyo faadumana ay diidsan tahay arinka ku ah faadex xisbiga maadama u musharaxi dhama aan wax lacag haysan!!, waa khilaaf muddo dheer socday waata keentay in xita sawir kaliya isla qaadan faadumo iyo Jamaal baa, haduu musharaxi dhamaa gonadii xisbiga kaga imanaysay xukuumadda si hawlahiisa u maamulo waxa ku ceeb ah musharax dhan ku socda goono yar oo raba inuu tartan doorasho ku galo !!, waa fadeexad weyn oo cadenaysa inuu xisbi taagan aan ahayen oo yahay sawir iska dhex yaal saaxadda, hadaba khilaafkan meel xun ayuu maraya waxaana ila tahay in ay dhawaan iska casili doonto marwo Faadumo Siciid xilka ay ka hayso Ucid maadama u noqon doono goob logo qosli doono oo ay karamadeeda kala cararayso meesha !!, Jamaalna kambaynkiisu wuxu noqday inuu heesta qarniga soo diyaariyo si u kasbado kursiga 2015!!, ya salaam waan ka baxay!!.

3

Khadar2244@hotmail.com


Mukhtar Cilmi