Dagaal Mar Kale Ka Qarxay Deegaannada Dararweyne Iyo Dogoble Ee Ka Tirsan gobolka Sanaag.

(SLT-Hargeysa)-Wararka ka imanaaya deegaanka Dararweyne oo ka tirsan gobolka Sanaag waxay sheegayaan in dagaal halkaas ka dhacay ay ku dhinteen ugu yarraan 4 ruux, isla markaanna uu dhaawac intaas ka badani jiro.

IMG_0282-1-610x380
Ilaa hadda lama oga Khasaaraha dhabta ah ee  ka dhashay dagaalkan, balse waxa lagu eedeeyay inay ka dambayso Xukuumadda Somaliland, taasoo tahliGalabta casarkii ayaa la  sheegay in dagaalka  ka qarxay magaalooynka Dararweyne iyo Dogoble oo maalmihii u dambeeyay ay ka jireen dhaqdhaqaaq abaabul  colaadeed. Iska horimaadkan ayaa la sheegay inuu dhaxeeyo beelaha wada dega degmada Celefweyn ee dhowaan Dirirtu ku dhex-martay deegaanka Docaha kari wayday  inay Nabad ku soo dabaasho Colaaddda deegaankaas ee soo noq-noqotay.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Contact@somalilandtoday.com