Daawo: Xukuumadda Somaliland Oo Si Caalamiya Adduunka Ugu Soo Bandhigtay Shidaalka Ku Duugan Iyo Cida Xaqa U Leh Soo Saaristiisa.

(SLT-London)-Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa warraysi khaas ah oo uu siiyey 15 bishan telefiishan falanqeeya ganacsiga oo la yidhaa Arise Global Business Report ku difaacay haddii Soomaaliya sheegato shidaalka shirkaddaha ajnebiga  ah baadhistiisa ka wadaan Somaliland, isagoo sheegay in aanay cid kale sheegan karin, balse qaranka Somaliland iyo shacabkiisu iska leeyiiin.

Waraysiga Wasiirka oo ahaa mid ku baxay luuqadda Ingiriisiga ayaa la waydiiyey su’aal ahayd; “Haddii ay shirkaddaha shidaalka baadhaya helaan saliida yaa iska yeelanaaya, ma Somaliland, mise Soomaaliya?.  Jawaabihii Uu Ka bixiyay Oo Muqaal Ah Hoos Ka Daawo.

Somalilandoday/Hargaysa/Office

Contact@Somalilandtoday.com