DAAWO:”Waydinkaa Arkaaya 39-kii Xildhibaan Ee Ii Codeeyay Iyagoo Nool Oo Hadlaaya”Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle

(SLT-Hargaysa) Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle ayaa sheegay inay bulshada Somaliland u cadeeyeen xaqiiqda cidii ku guulaysatay kursiga Golaha Wakiilada, isagoo ka hadlaaya 39-kii Xildhibaan ee u codeeyay oo saxaafadda la hadlay. Hoos ka DAAWO .