DAAWO:”Waan Ka Xumahay In Tariikhdiisi Wacnayd Laga Xumeeyay Madaxweyne Siilaanyo, Sicir-bararkii Maalintii Rayaale Wareejiyay Aha 6500, Maanta Halmilyan Korbu U Dhaafay”. Ex. Wasiir Abgaal

(SLT-salaxley) Wasiirkii hore ee Boosaha Maxamed Jaamac Abgaal kana mid ah siyaasiyiinta Waa weyn ee Gobolka Awdal, hadana kamid ah Madaxda Xisbiga  WADDANI ayaa sheegay in tariikhdiisi wacnayd laga xumeeyay Madaxweynaha Somaliland. Sidaana wuxuu ka sheegay Munaasibad Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayay 9-xildhihaan oo ka tirsan Golaha degaanka magaalada Salaxlay.taas  oo ka dhacday Magaalada Salaxlay.

Hoos ka DAAWO .