DAAWO:Suldaanka Guud Gobolka Awdal Oo Khudbad U Jeediyay Kumanaanki Ruux Ee Xisbiga WADDANI Ku Qaabilay Goblka Guusha.

(SLT-Boorame)Suldaanka Guud ee Gobolka Awdal ayaa khudbad u jeediyay kumanaankii ruux ee Gobolka Guusha ku qaabilay waftigii murashaxa xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) hoggaaminaayay ee socdaalka ku tagay Gobolkaas. Hoos ka DAAWO .