DAAWO:Qaabka Waddo Marista Ee Caasimadda Hargeysa Oo La Bedelayo.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Shaaca ka qaaday Isbedel lagu samaynayo Todobaadka ugu Horeeya ee Sannadka Cusub Habka Wado Marista Caasimada Hargaysa