DAAWO:Marwada Koowaad Ee Qaranka Oo Xadhiga Ka Jartay Dugsi-jaamacadeeda Lagu Baran Doono Cunto Karinta

(SLT-Hargeysa)-Marwada Koowaad ee qaranka somaliland Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamuud Jirde ayaa xadhiga ka jartay dusi cusub oo loogu talo galay dadka doonaya inay heer ka gaadhaan cunto karinta.Halka ka Daao Warkaas oo dhamaystiran

somalilantoday/Hargeysa/Office