DAAWO:Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqasho Ku Tagay Cisbitalka Iyo Jaamacada Ceerigaabo.

(SLT-Ceerigaabo)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland ayaa booqasho ku tagay cisbitaalka guud ee magaalada ceerigaabo,sidoo kalna waxa uu madaxwaynuhu ka qayb galay dufcadii koowaad ee ka qalin jabisa jaamacada ceerigaabo oo uu asaaskeeda lahaa madaxwayne axmed silaanyo.

Halkan hoose ka dawo:-

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Contact@somalilandtoday