DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadshay Boodhadh Lagu Xayaysiinayo Sigaarka Oo Lagu dhajiyay Badhtamaha Magaaladda Hargeysa

(SLT-Hargeysa)-Boodhadh waawayn oo lagu dhajiyay badhtamaha Magaaladda Hargeysa ku Waasi oo ay ku xardhan yihiin erayo lagu xayaysiinayo Sigaarka iyada adduunka ay mamnuuc ka tahay in la xayaysiiyo Sigaarka ayaa waxa wax laga waydiiyay arrinta agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland waxa aanu sheegay in wareegto laga soo saarayo arrintaa.

 

Halkan ka daawo warka:

Somalilandtoday/Hargeysa/Office.

Contact@somalilandtoday.com