DAAWO: Xukuumadda Oo Xilli Gar-gaar Laga Sugayo Shacabka Ka Codsatay Qaadhaan Lacageed.

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay halka ay marayso lacagtii qaadhaan ururinta ahayd ee guddiga ka soo kabashada abaaruhu wadeen.