DAAWO: Xukuumadda Oo Ka Nixisay Kooxda Khaatumo, Horumarna Ka Wadda Sool

SLT-Sool) -Xukuumadda Somaliland, ayaa Gaadhi Dab-damis ah iyo Cagaf weyn gaadhsiisay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool

Dab-damis

Waxaana Munaasibaddii qalabkaasi lagu wareejiyey ka hadlay Wasiiru-dawlaha nabadeynta Gobollada bariga iyo Wasiir ku xigeenka ganacsiga Somaliland.

 

Somalilandtoday.com/Hargeysa Office

Contact@Somalilandtoday.com