Daawo: “Xoolaha Nooli Waa Laf-dhabarta Dhaqalaheena”. Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Casriya Oo Loo Dhisay Wasaarada Xanaanada Xolaha.

(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme casriya oo loo dhisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland, Dhismahan oo qayb ka noqonaaya dhimayaashi tirada badna ee Xukuumadda Madaxweyne Silaanyo hirgalisay muddadii ay xilka haysay, waxaa hadal ka jeediyay Madaxweynaha isagoo sheegay in lab-dhabarta dhaqaalaha dalku uu yahay Xoolaha Nool, sidaa daradeedna ay muhiim tahay in xooga la saaro. Hadalkii Madaxweynaha iyo muqaalka dhismaha loo dhisay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Hoos Ka Daawo.

unnamed (31)

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.