DAAWO: Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Dagmooyinka Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Boobka Wasiir Cali Mareexaan

(SLT-Hargaysa) Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada iyo Degmooyinka Xisbiga UCID ayaa ka hadlay dhul boob uu sheegay inuu Dalka ka wado Wasiirka Hawlaha Guud Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) Hoos ka DAAWO.