DAAWO: Xisbiyada Qaranka Somaliland Oo Isku Af-gartay Ajandaha Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada.

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyeyaasha saddexda xisbi qaran ee Somaliland iyo guddiga doorashooyinka ayaa heshiis ka gaadhay ajandaha saami qaybsiga kuraasta Golaha Wakiilada