DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Qararkii Maxkamadda Sare Ee Somaliland Ka Soo Saartay Khilaafka Golaha Wakiilada.

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha cadaaladda xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa si adag uga hadlay qaraarkii iyo go’aankii ay shalay maxkamadda sare ee Somaliland kasoo saartay khilaafkii golaha wakiilada ka taagnaa ee lagu muransaa gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland.