DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Maamulkii Hawada Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Lagu Wareejiyay Xukuumadda Muqdisho

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha duulista iyo hawada ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Nuuradiin Diini ayaa ka hadlay maamulka hawada Somaliland iyo Soomaaliya oo ay hay’adda ICAO ku wareejinayso xukuumadda Soomaaliya oo la doonayo in laga maamulo magaalada Muqdisho

Somalilandtoday/Hargeysa/Office