DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalo Afhayeenka KULMIYE Ku Sheegay Inuu WADDANI Kaxaystay Dhalinyaraddii

(SLT-Burco) Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Afhayeenka Xisbiga KULMIYE Xasan Maxamed Gaafaadhi, kuwaas oo uu ku sheegay in Xisbiga WADDANI ka xaystay dhalinyaradii. Kaaliyaha war-baahinta Murashaxa Xisbiga WADDANI Muniir Axmed Cigaal oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Burco ayaa arrintaas ka hadlay. Hoos ka DAAWO.