DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ugu Baaqay In Uu Tallaabo Ka Qaado Garsoorayaal Ka Tirsan Maxkamadda Hargeysa Oo La Arkay Iyagoo Olole Ugu Jira Xisbiga KULMIYE

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha caddaalada ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa ku guddoomiyaha maxkamadda sare ugu baaqay in tallaabo adag ka qaado garsoorayaal ka tirsan Maxkamadda Hargeysa oo la arkay iyagoo olole ugu jira xisbiga KULMIYE

Somalilandtoday/Hargeysa/Office