DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Eedaymo U Jeediyay Wasaaradda Waxbarashada, Laba Xubnood Oo Madasha Ka Tirsan Iyo Hoggaanka KULMIYE

“Aniga Shaaciyay In Murashaxa Xisbiga WADDANI Diyaar U Yahay Dood Furan Oo Xalaal Ah, Xisbiga KULMIYE Ummadda Wax Cad Ha La Horyimaado Oo Madawga Ha Ka Soo Baxo”. Kaaliyada Saxaafadda  Murashaxa Xisbiga WADDANI.

 

(SLT-Hargaysa)Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa eedaymo u jeediyay dhinacyo been abuur ka sameeyay Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo laga faa’fiyay in dood lagu casuumay. Kaaliyaha Saxaafadda Murashaxa WADDANI Muniir Axmed Cigaal oo war-baahinya la hadlayay ayaa arrimahaas ka hadlay. Hoos ka DAAWO.