DAAWO: Xisbiga UCID Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirweynihii Golaha Dhexe Ee Lagu Soo Dooranayay Murrashaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbigaasi

(SLT-Hargeysa)-Masuuliyiinta xisbiga UCID ayaa maanta shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee la qabanayo shirwaynihii golaha dhexe ee lagu dooranayay murrashaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga UCID uga qayb galaya doorashada Madaxtooyada Somaliland.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office