DAAWO: “Waa Arrin Ugub Ah Oo Aakhiro Saban Ah In Xisbi Mucaarid Ahi Xisbigii Xukunka Hayay Ka Baryo Inuu Sharciga Ilaaliyo”Xisbiga UCID

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga UCID ayaa dhaliilihii ugu adkaa waxay u jeediyeen xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE,iyaga oo sheegay inay xisbiga KULMIYE olole cad ka bilaabeen gobolada galbeedka iyo bariga Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka .

Somalilandtoday/Hargeysa/Office