DAAWO: Guddoomiye Cabdiqaadir Jirde Oo Ku Baaqay In Somaliland Laga Badbaadiyo Xisbiga KULMIYE

(SLT-Burco) Guddoomiyaha kumeel gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde ayaa Bulshada Somaliland ugu baaqay in Xisbiga KULMIYE laga badbaadiyo. Sidaana wuxuu ka sheegay magaalada Burco. Hoos ka DAAWO .