DAAWO: Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Dadwaynaha Gobolka Maroodi-jeex Ugu Baaqay Inay Diwaan-galiyaanta U Soo Baxaan.

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaano ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa dadweynaha gobolka maroodijeex ugu baaqay inay si dhammaystiran ugu soo baxaan diiwaangelinta Cidbixiyaha oo maanta oo sabti ah si rasmi ah uga bilaabantay Gobolka, Hoos ka DAAWO Xildhibaanada oo arrimaha ka hadlay

Somalilandtoday/Hargeysa/Office