Xildhibaannada WADDANI Oo U Qiil Samayneya Khiyaamada Qaran Ee Guddoomiye Cirro Lagu Eedeeyay + DAAWO Muuqaal

(SLT-Hargeysa) – Xildhibaannada xisbiga WADDANI ee golaha wakiilada Somaliland ayaa guddoomiyaha Wakiilada ka difaacay eedaymo kaga yimid xildhibaannada xisbiga KULMIYE.

Xoog

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog, Buubaa iyo Siciid Cilmi Rooble, ayaa saxaafadda u sheegay in Maamuus ka xayuubinta ay xildhibaannada KULMIYE ugu hanjabeen Guddoomiye Cirro ay kaga jawaabayaan Maamuus ka xayuubin ay ku samaynayaan Madaxwaynaha.

 

Somalilandtoday.com/Hargeysa Office

Contact@Somalilandtoday.com