Daawo: Xildhibaankii 39-Aad Ee Codayntiisa Lagu Muransanaa Oo Ka Dhawaajiyay Inuu U Codeeyey Murrashax Cabdiraxmaan Talyanle

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaankii 39-aad ee codkiisa lagu muransanaa ayaa ka dhawaajiyay inuu u codeeyey xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ahaa murrashax u tartamayay gudoomiyaha Wakiilada Somaliland.Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkaa.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office