DAAWO: Xildhibaanada Gobolka Saaxil Laga Soo Doortay Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Mashruuca DP World.

(SLT-Hargaysa) Xildhibaanada laga soo doortay Gobolka Saaxil ayaa qaylo dhaan dheer ka muujiyay mashruuca sherkada DP World ee Dekada Berbera. Maray Saxaafadda kula hadlayeen Xildhibaanadaas oo u badnaa Xisbiga KULMIYE ee talada haya, hadaladoodi oo dhamaystiran Hoos Ka DAAWO.