DAAWO: Xildhibaan rer Awdal Ah Oo Ka Wabiyay Hanaanka Kaadhbixinta Ka Socota Gobolkaas.

(SLT-Boorame) Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Ayaanle oo kamid ah Xildhibaanada Gooaha Wakiilada ee laga soo doortay Gobolka Awdal ayaa ka wabiyay hanaanka qaybinta kaadhadhka codbixinta oo ka socota gobolkaas. Hoos ka DAAWO.