DAAWO: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Eedaymo U Jeediyay Wasiirka Caafimaadka Somaliland.

(SLT-Hargaysa) Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida ayaa eedaymo u jeediyay Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Saleebaan Ciise Xagla-toosiye. Hoos ka DAAWO.