Daawo: Xildhibaan Cali Bare Oo Ka Hadlay Khilaafka Ka Abuurmay Xeerka Diwaan Galinta Madaniga ah.

(SLT-Hargeysa) – Xildhibaan Cali Bare oo ka tirsan Golaha wakiiladda ee Jamhuriyadda Somaliland waxa uu ka hadlay khilaafka ka dhashay xeerka diwaan galinta madaniga ah iyo ta codbixiya yaasha oo la sheegay in wax kabedal iyo musqmaasuq lagu sameeyay, Daawo:

Somalilandtoday Hargeysa Office

Contact@somalilandtoday.com