Daawo: Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog Oo Golaha Wakiilada Ka Tirsan Oo Aflagadeeyay Odayaasha Guurtida Somaliland

(SLT-Hargaysa) Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog, oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa si kulul u weeraray una aflagadeeyay Odayaasha Golaha Guurtida oo ay isku baarlamaan yihiin. Xildhiban Xoog oo ka tirsan Xisbiga WADANI, kana mid aha Xildhibaanadii laga soo dortay Xisbiga UDUB Gobolka Maroodijeex 10-sanno ka hor, hadaladii uu Guurtida ku weeraray hoos ka daawo.