DAAWO: Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Muddo Dheer Guddoomiye Ku-xigeen Ka Aha Golaha Wakiilada Oo Daliilo Sharci Iyo Kuwo Aqooneed Hor Dhigay Maxkamada Sare.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha ku meelgadhka ah ee Xisbiga WADDANI, ahna Xildhibaan Gobolka Hargaysa laga soo doorto, muddu dheerna Guddoomiye ku-xigeen ka aha Golaha Wakiilada ayaa daliilo sharci iyo tilmaan aqooneed hordhigay Maxkamada Sare. Sidaana wuxuu ka sheegay maruu ka hadlay 39-kii Xildhibaan ee u codeeyay Cabdiraxmaan Talyanle oo war baahinta la hadlay. Hoos ka DAAWO hadalkii Guddoomiye Jirde.