DAAWO: Xiddiga Geeska Oo Loo Haysto Lacag Dhan 45000 (Shan Iyo Afartan Kun) Oo Dollar Iyo Fannaanka Cabdi Hani Oo Loo Xidhay Arrintaa.

(SLT-Hargeysa)-Haay’ad laga leeyahay dalka Ingiriiska isla markaana lagu magacaabo Somali Media Entertainment ayaa waxaa ay sheegtay in lacag dhan 45,000 Daller ay ku leedahay fanaaniinta kooxda xidigaha geeska.

Masuul u Hadley shirkadaasi ayaa waxaa uu sheegay in ay lacagtaasi ku fan gareeyeen fanaan Cabdi Hani oo ay u xareeyeen casuumad marti qaad ah oo dalka Ingiriiska ah balse caasimadaasi markii ay u soo baxdey isla markaana ay maalgalin ku bixiyeen uu fanaanku diiday in uu dhoofo.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office