DAAWO: “Xasan Suldaan Cabdillaahi Maha Suldaan La Doortay Madaxweynuhuna Jeegaan Uma Xidhna Mana Matalo”Suldaan Ismaciil

(SLT-Hargaysa) Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh Muxumed  oo kamid ah Saladiinta Beesha Sacad Muuse gaar ahaan Jibriil Abokor ayaa Sheegay In aanu ku matalin Suldaan Xasan hadalkii Burco. Isagoo saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargaysa ayuu arrimahaas ka hadlay Suldaan Ismaciil . Hoos ka DAAWO .