Burco Oo La ildaran Maamul Xumada Dawladda Hoose Iyo Xaafadaha Qaar Oo Aan Lahayn Wado Maydka Dhinta Laga Saaro.

(SLT-Burco) Magaalada Burco ayaa la darayaysan maamulxumo la soo daristay Dawladii Hoose Iyo Xildhibaanada lagu hungoobay ee Degaanka. Magaalada Burco xaafadaha qaar ayaan lahayn meel wado ah oo maydka laga saaro ku dhinta. Hoos ka DAAWO cabashada dadweynaha.