DAAWO: Xaabsade Oo Wacad Ku Maray Inaan Somaliland Ka Gu’in Soomaaliya Iyo Raysal-wasaaraha Xamar Oo Qosol Jaanta Wadhey

(SLT-Hargeysa) – Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade oo dhawaan ka goostay Somaliland, ayaa khudbad uu ka jeediyay Magaalada Garoowe wacad ku maray inaan Somaliland ka madax-banaanaan Soomaaliya inteeda kale.

Xaabsade

Xaabsade, ayaa khudbadda uu sidaasi ku sheegay ka jeediyay Munaasibad lagu soo dhaweynayey Raysal-wasaaraha Soomaaliya oo booqasho ku jooga Garoowe.

Contact@Somalilandtoday.com

 Somalilandtoday.com/Hargeysa Office