DAAWO: Waxgaradka Taleex Oo Ka Mahad Naqay Dhex-dhexaadinta Dawladda Somaliland Ku Dhexgashay Beelihi Dagaalamay.

(SLT-Taleex) Waxgaradka Xarunta Gobolka Xaysimo ee Taleex, ayaa ka mahad naqay dhex-dhexaadintii Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ku dhexgashay beelihii walaalaha ahaa ee ku dagaalamay Magaaladaas. Iyagoo Umuurtaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO.