DAAWO: “Waxaynu U Baahanahay Koox Madax-bannaan Oo Dalkan Badbaadisa…….” Sheekh Aadan Siiro

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa uu khudbadii maanta ee salaada Jimcaha uu ku sheegay in maanta dalku u baahan yahay koox madax banaan oo dalkan bad baadisa isla markaana u ilaalisa hantidiisa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office