DAAWO: “Waxaanu Yeelayno (Is-baahaysiga KULMIYE) Waa Laga Arrinsanayaa”. Xildhibaan Kijaandhe

(SLT-Hargaysa) Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) oo kamid ah Murrashaxiintii Is-bahaysiga Xisbiga KULMIYE ayaa sheegay inay ka arrinsan doonaan talabada siyaasadeed ee ay qaadan doonaan. Sidaana wuxuu ku sheegay ma lagu soo dhaweeyay dalka isagoo ka soo laabtay safar debadda uu ugu maqnaa. Hadalkii Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) Hoos Ka DAAWO.

daawo-xildhibaan-kijaandhe-oo-go