DAAWO: “Waxaan Kalsooni Ku Qabaa In Guushu Ay Raaci Doonto Xisbiga Waddani Hadii……” Murashax Cirro Oo Sheegay In Guusha Doorashadu Ay Raacayso Xisbiga WADDANI

(SLT-Burco)-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Cirro, ayaa sheegay uu rumeysan yahay guusha Doorashada soo socotaa ay raacayso Xisbiga WADDANI, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka

Somalilandtoday/Hargeysa/Office