DAAWO: “Waxaan Doonayaa In Aan Xasuusiyo Cabdiwali Gaas Imika Madaxweynahayagu Waa JANAN Ee Ha Nagu Soo Deg-degina, Qoladii Shicibka Ahayd Ee Hore Maha”Ex Wasiir Cukuse Oo U Duur Xalay Muuse Biixi

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee Xannaanada Xoolaha Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo maanta ka hadlayay Munaasibad Qaddo sharaf ah oo  loo sameeyay Bille Rafle Guuleed  ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada Colaadeed ee ka taagan Tuka-raq waxaanu fariin hawadda u mariyay maamulka gobolleedka Puntland ayaa si duurxul ah fariin uu sii dhexmariyay Madaxweyne Muuse Biixi wuxuu u diray Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, Hadalka Cukuse uu isla madashii uu kaga jawaabay Wasiirka Waxbarashadu ayaa Aha mid siyaasi Ah.

Hoos ka DAAWO hadalkii Cukuse .