“Ficilkii Shalay KULMIYE Laascaanood Ka Sameeyay Iyo Rasaastii Dadka Loo Adeegsaday Waan Canbaraynayaa”. Murashaxa WADDANI Oo La Dareen Noqday Rer Laascaanood.

(SLT-Laascaanood)-Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa khudbad taariikhi u jeediyay dadweynaha reer laascaanood, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka khudbadaasi

Somalilandtoday/Hargeysa/Office