TOGDHEER: Wasiirka Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Oo Booqday Garoonka Kubadda Cagta Ee Burco .

(SLT-Burco) Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland oo socdaal ku maraaya Gobolada Bari ayaa booqday garoonka kubadda cagta ee Burco oo dayac weyni ka muuqdo waxna aan laga qaban. Booqashada Wasiirka iyo masuuliyiintii ku wehelinaayay Hoos ka DAAWO .