DAAWO: Wasiirkii Hore Ee Xidhiidhka Golayaasha Cali Xaamud Oo Xilkii Wareejiyay, Seedigii Oo Kursiga Kala Wareegay Axmed Xaji Daahirna Maah Maah Mahadho Ku Ah Ku Sii Macasalameeyay.

(SLT-Hargaysa) Wasiirkii hore ee xidhiidhka golayaasha Cali Xaamud Jibriil ayaa xilkii si rasmiya maanta u wareejiyay , wuxuuna maah maah mahadho reebtay ku macasalameeyay seedigiisa kursiga kala wareegay ee Axmed Xaji Daahir.

Hoos ka daawo khudbadii Cali xaamuud oo dhammaystiran.