DAAWO: Wasiirkii Hore ee Daakhiliga Somaliland Ismaciil Yare Oo Digniin U Diray Ganacsade Maxamed Aw Siciid

(SLT-Hargaysa) Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland dawladii Daahir Rayaale Kaahin, Ismaciil Aadan Cismaan (Ismaciil Yare ) hadana kamid ah Xisbiga WADDANI ayaa digniin u diray Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo uu sheegay inuu lacagtiisa ku khamaarayo. Hoos ka DAAWO .