DAAWO: Wasiirkii Ganacsiga ee Xukuumaddii Siilaanyo oo Beeraley Noqday.

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii ganacsiga xukuumaddii Axmed Siilaanyo Cumar Shucayb ayaa maalgaliyey beer casri ah. Waraysi uu la yeeshay Xasan Galaydh oo HCTV ka tirsan ayuu ku soo bandhigay. Hoos ka DAAWO