DAAWO: Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ka Hadlay Diwaangalinta Lixda Goobood Ee Xeebta.

(SLT-Gabilay) Wasiirka Waxbarashada Somaliland, Cabdillaahi Dheere ayaa ka hadlay Diwaangalinta Lixda goobood ee Xeebta oo muran weyni ka taaganyahay. Isagoo ka hadlaaya Qalin jabin loo qabtay Dufcadii Afraad ee Jaamacada Timacadde ee Magaalada Gabilay, Hoos Ka DAAWO Hadalkiisi.