DAAWO: Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Isu Duwihii Hore Ee Wasaaradda Beeraha Ee Gobolka Saaxil Iyo Isu Duwaha Cusub.

(SLT-Berbera)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay isu duwihii hore ee wasaaradda Beeraha iyo isu duwaha Cusub xaflad oo ka dhacday xafiiska gobolka Saaxil ayaa wax  ka soo qayb galay masuuliyiinta gobolka Saaxil.

 

Halkan ka daawo warka:

Somalilandtoday/Hargeysa/Office.

Contact@somalilandtoday.com